Ogaysiis: Shir telefonka ah oo laga soo kala galayo Africa. Asia, Europe iyo America

Thursday April 15, 2010 - 17:25:30
0 Comments
4925
Super Admin
Dhamaan xubnaha beesha YD ee ku dhaqan Dibadaha waxaa si xushmad iyo sharafi ku dheehantahay lagu wargalinayaa inay ka soo qeygalaan. (Tele Conference call) xiriir qadka talefonka oo dhici doona Malinta Sabtida Taariikhduna tahay May/1/2010 Saacaduna tahay 1:00 PM Central time US/Canada( Duhurnimo). Waxaa marti inoogu ah xubno kamida waxgaradka beesha ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba

 

Agendaha shirka waa xoojinta xiriika beesha, kala warqaadsho xaaladaha lagu sugan yahay iyo xoojinta midnimada beelwaynta. Xubanaha martida inoo ah iyo mowduuca ay ka hadli doonaan waa sedan hoos ku qoran.

1.     Sh Xusseen Jaamac dheere. UK

Kalimaad Furitaanka wacyi galin diini ah.

 

  1. Professor Abdirizak A. Gurey  -Bosaso
  2. Mudane Siciid Aadan Gows -Bosaso
  3. Mudane Siciid Indha Madow -Bosaso
  4. Eng. Cumar Cabdule (cumar dheere)- Galkacyo

Xog waran gudaha, La tallin qorba joogta beesha, Fursadaha gudaha iyo dheeri gellinta Shirkadaha, maalgashiga iyo kobcinta Dhaqaalaha xubanaha beesha Gudaha iyo dibada. IWL

       

6. Macalin Cabdikaafi Maxamed dirir.-Warbixin xaalada waxbarashada dhalaanka iyo iskuulaada Kobcinta Waxbarshada dhalaanka iyo xirfadaynta qaangaarka iyo dadka waaweyn.

     

      7.   Maxamed aadan dheere-Boston

8.     Cabdulaahi koolac-Otawa

9.     Cabdinur jaamac. London?

10.  Maxamud Cabdi yusuf (Gaafaa) Boston

11.  Xaad Geele Maxamed Sweden

12.  Axmad Jigre Xasan Iowa

Waxay iyagu inoogu aadan yihiin Talo kabixin, Qodobeyn go,aamo iyo qaabeyn ficilka waxqabadka (Action Plan). 

 

13- Caaqil Cawiif maxamud cawaale-WA Seatle –Guubaabo midnimada/Gabogabo duceyn        

14-Caaqil carte Xaaji jimcaale. St Paul, MN- Guubaabo qiimaha midnimada/Gabogabo duceyn

15-Nabadoon Axmed Sh Aadan. Minnapolis-Guubaabo qiimaha midnimada/Gabogabo duceyn

 

 

Fadlan Soowac lumbarkan1-218-862-1300 lumbarad qaaska  ah kala xiriir xiriiriyaasha shirka ama maamulka XaarXaar online.

 

1-Nasiib Jaamac Geele        . nasiibjama@hotmail.com)

 2-Maxamed Qani-                 osmanqani@yahoo.com

3-Abdulkarim Xirsi                inahersi@hotmail.com 

  4-Abdiraxaman Qalif           abdirahman651@gmail.com

5-Cabdifatax Kilimbe-           goobaale@yahoo.com

6 Xaarxaar Online               Maamulka@xaarxaar.com

7-abdihakim A Ismacil           ilkadhagax@hotmail.com

. 8-Sayid ali                               ali.jira@yahoo.com

 

Kasoo qeybgal wanaagsan Mahadsanidiin Dhamaan.

 

Related Items


Leave a comment