Boston oo si heer sare ah looga ciiday

Wednesday July 06, 2016 - 23:54:08
0 Comments
1683
Ciid mubaarak>>>>.
Magaalada Boston ee Xarunta gobalka Massachusetts ayaa waxaa looga ciiday si heere sare ah. Waxaa isku soo baxay mulimiin badan oo iskugu jirata dhammaan wadama Islamka. Ciidaan oo lagu ciiday Melnea Cass Recreational ayaa waxaa Ciida tujiyey Imam Yusuf Abdulle, Xafidahullah.  Dadkii isku soo baxay ayaa isku tahniyadeenaayey Ciidul-Fitriga. Ramadanka ayaa sanadkaan lasoomay 30 kadib markii la arki waayey dhalashada bisha Shawaal.

Ilaahay hannaga wada qabalo acmashii khayriga ahayd ee aan soo suubinay bishii Barakysnayd ee Ramadaan. Amiin







Related Items


Leave a comment