Magaalada Dallas oo afar Police lagu dilay caawa

Friday July 08, 2016 - 09:46:09
0 Comments
1465
Super Admin
Magaalada Dallas ee Gobalka Taxes ayaa caawa waxaa lagu dilay afar kamid ah Police ka magaaladaas. Askartaan ayaa inta aan la dilin sugaayey amaanka dad dibad baxayey oo ka caraysanaa wilal madaw ah oo Police goblka Minnesota si kas ah u toogtay. Ilaa hada lama yaqaan sababta ka danbaysa toogashada askartaan iyo cida toogtayba. 

Warar kasoo baxaya laamaha amaanka ee Magaaladaas ayaa sheegaya in ilaa 3 qof loo qabtay fal danbiyeedkaan sidoo kale qof afaraadna ay wali Police-ka si hor fadhiyaan. Walina dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa goobta uu ku sugan yahay qof afaraad oo ah garage laba dabaq oo baabuurta lagu parking gareeyo. Police ayaa doonaya in qofkaan afaraad ku qabtaan nolol.

kala soo Meeraysane wixii kasoo kordha xaalada ka taagan Magaalada Dalles.

Related Items


Leave a comment