Wiil Somaliyeed oo ka qaybgalaya tartanka Baaskiilada Naafada ee Rio

Thursday September 08, 2016 - 06:22:43
0 Comments
2061

Tartamada Naafada oo sanadkaan 2016-ka lagu qabanooyo Magaalada Rio De Janeria ee Dalka Brasil ayaa markii ugu horaysay waxaa ka qeybgalaya Wiil Somaliya u masalaya ciyaaryahaasi.
Wiilkaasi Somaliyeed ayaa waxaa lagu magacaabaa Farhan Hadaafoow, kaasi oo taratankaasi uga qaybgalaya dhinaca Baaskiilada Naafada, wuxuuna diyaar u yahay inuu tartamo, isagoo tababarro iyo diyaar garowgiisa ugu danbeeyay ee uu ku sameynayo Magaalada Rio. 

Xafladda Furitaanka Ciyaraaha Dadka Naafada (Paralympics) ayaa lagu wadaa inay dhacayaan 7-da September Saacadda Muqdisho markay tahay 2am Saqda dhexe.

Faarxa Hadaafow wuxuu ordayaa 9-ka September Saacadda Muqdfisho mar ay tahay 5:30pm "Galabnimo”, waxaana u wada rajaynayna guul fiican in uu u soo hooyo Dadka iyo Dalka Somaliyeed insha allah.

Related Items


Leave a comment