Magaalada Boston oo si wanaagsan looga ciiday - Video

Wednesday September 14, 2016 - 07:33:21
0 Comments
1288
Magaalada Boston ee bariga Maraykanka ayaa si wanaagsan looga ciiday maalinta Ciidul adxa ee ku beegnayd Isniin September 12, 2016. Muslimiinta gaar ahaan Somalida ayaa ku ciiday garoonka cayaaraha Fudud ee Melnea A. Cass ee kuyaala xaafada Somalidu aadka u dagan tahay ee Roxbury.
Hadaba nalla daawo video gaan oo ah salaamahii iyo Tahniyadihii ee ku aadan farxada Ciida. 

Related Items


Leave a comment