Puntland oo warsaxafadeed ka soo saartay Dagaalkii gaalkacayo

Tuesday October 11, 2016 - 16:41:10
0 Comments
1412
Warsaxaafadeed kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland ayaa si kulul looga hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeedkan waxaa si adag loogu cambaareeyey sida ay dawladda Faderaalku u abaabulayso dagaalada magaaada Gaalkacyo.

HOOS KA AKHRISO


Related Items


Leave a comment