Tacsi: Adeer Cabdicasis Xaaji Diiriye oo ku geeriyooday Garawe

Tuesday May 09, 2017 - 17:01:27
0 Comments
1232
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Allah ha u naxariistee Waxaa Caasumada Puntland ee Garawe ku geeriyooday Adeer Cabdicasis Xaaji Diiriye. Waxaana isla maanta lagu aasay Qabuuraha wayn ee Magaalada Garawe. Marxuumka oo dhawaan kasoo laabtay Qurbaha ayaan intii mudo ahayd xanuunsanaa. Waxaan Allah uga baryeynaa in Marxuumka Qabrigiisa u waasiciyo Janatul Firdawsana hoygiisa uga yeelo.

Sidoo kale, Waxaan ehelka iyo Qaraabada leenahay Ilaahay samir iyo Imaan ka idin kasiiyo.


Related Items


Leave a comment