Madaxwayne Trump oo Xilka ka Qaaday Agaasimihii FBI-da James Comey

Thursday May 11, 2017 - 03:54:50
0 Comments
1000

Aqalka Cad ayaa sheegay in Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump uu xilka ka qaaday Agaasimaha FBI-da James Comey. Bayaan kasoo baxay aqalka ayaa lagu sheegay in maadxwaynaha Maraykanka ee Donald Trump in uu maanta go’aansaday xilka qaadista agaasimaha.

Arintan kediska ah yaa timi kadib markii la ogaaday in uu agaasimahu warar aan la hubin uu siiyay congreska .Macluumaadkaas uu siiyay congereska ayaa ku saabsanaa E-mailadii wasiirkii hore ee arimaha dibada ee Maraykanka ,islamarkaasina gaarka u haa Hellery Kilinton todobaadkii hore.

Trump ayaa sheegay in uu fikirka xilka qaadiska uu ku waheliyo wasiirka cadaalada , oo isaguna kula taliyay in uuna Mr Comey u almin sii ahaanshaha madaxa FBI da Maraykanka. Kilinton ayaa iyaduna dhankeeda ku eedaysay guuldaradeeda James Comey marsii horaysay.

Related Items


Leave a comment