GUDIGA DIB U DISKA HOSPITALKA GALKACAYO

Thursday August 03, 2017 - 17:25:55
0 Comments
1370

GUDIGA DIB U DISKA HOSPITALKA GALKACAYO

gudiga

Tel: Mobile: 0907795005, 090791355, 0907795529 –  Email:gdhospitalka@gmail.com

Date:9/09/2016
Ogaysiis Muhiim ah                                                                                                                                    


Dhammaan dadweynaha reer Puntland iyo kan Soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa in la bilaabay dib u dhiska Hospitalka guud ee Magaalada Galkacyo, kaa soo ku burbur weyn kasoo gaaray qaraxii ka dhacay Magaalada Galkacyo waxaana burburay qaybo badan oo ka mid ah Hospitalka.

Waxaa lasameeyay gudiga dib u dhiska Hopsitka Galkacayo oo ah gudi madaxbanaan kana kooban 19 xubnood ayna ka mid yihiin Isimo, Culumo, Aqoonyahano, Ganacsato xushmad ku dhexleh Bulshada iyo Xubno ka socda Maamulka Dowladda.

Guddigu shaqadiisu waa dib u dhiska Hostalka guud ee Galkacyo, loona qorsheeyay inuu noqdo mid cusub oo casri ah waxuuna Guddigu aruurinayaa dhaqaalaha iyo tubaracaadka dad waynaha khayrka jecel dal iyo dibad.

Gudigu wuxuu ku baraarujinayaa dad waynaha reer Puntland iyo kan Soomaaliyeed in howshaas ay kawada qayb qaataan Maal, Muruq iyo Maskaxba si loo helo Hospital casri ah oo daboola dhammaan baahiyaha Caafimaad.

Hadaba Dhamaanteen aanu ka qaybqaadano dib u dhiska Hospitalka guud ee Galkacyo.

Akoonada Gudiga:-

Amal Bank :- 1011914967

Dahabshiil Bank:- GLKD002475

Tawakal Express Bank:-  acc# Glka4399192

Iftin Bank :-384488

Sahal Account:- 463406

Sahal Number:- 0906791977

E-Dahab:- 44445

Gudiga Dib u dhiska Hospitalka Guud ee Galkacayo

Tel:- 0907795005,  0907791355, 0907795529

Mahadsanidin

Related Items


Leave a comment