Minneapolis: Malantii axada, taariikhduna heydSept 12, 2010waxaa magaalada Minneapolis ka dhacay shirweyne lagu soo dhaweeyey xildhibaan Daud A/karim Sh Omar oo ay kasoo qeyb galaan xubnaha beesha YD ee ku dhaqan Minnesota, Wisconsin iyo nawaaxigeeda