Share with your friends via email

Bayaanka wadajirka ah ee dhexmaray madaxda Soomaaliya Itoobiya iyo Ereteriya.

Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip