Shirkadda Kenya Airways oo ka mid aheyd dayuuradaha duulimaadyada Caalamiga ah ku iman jiray Muqdisho xilligii beri samaadkii, ayaa waxay joojisay duulimaadkooda wixii ka dambeeyey markii ay burburtay dowladdii marxuum Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre