Editorials

IFTIINKII CAASIMADDA {QORMO)
Muqdisho waa astaanta midnimada iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed waana hal-bowlaha horumarka iyo dib u soo kabashada qarankeenna iyo himilooyinka fog ee bulshadeena.
Itoobiya oo Dhabahii Bur Burka Cagta Saartey
Marka hore hadii aynu dib u jaleecno taariikhdu markay aheyd sanadkii 1991-kii, ayay aheyd markii Jabhaddii xoreynta dadka Tigray-ga oo 16 sano halgan hubeysan kula jirtay Taliskii Dhargida ee Madaxweyne Mingistu Xayle Maryam ay kala wareegtay xukunka dalka.
Taariikh nololeedka Xildhimaanada Qaranka Marwo. Sacdiya Carays Ciise
Marwo. Sacdiya Carays Ciise, waxaa dhalay Abwaankii, halyeygii Somaliyeed ee Caanka ahaa (Allah ha Naxariistee) Carays Ciise kaarshe. waxay ku dhalatay dalkeeda Hooyo ee Somalia gaar ahaan magaalada Kismaayo, Gobalka Jubada Hoose. Waxay dhalatay taariikhdu markay ahayd 1966. Waxay Waxbarashadeedii hoose,…
Haji Jimcaale Jamac
Haaji Jimcacale Jama, Historic Traditional Leader for Waamo area.
Haaji Jimcale was one of the greatest traditional leaders in Waamo area know as Lower middle Juba. He was born in Kismayo the capital of lower Juba province in 1890. This is before the birth of Somali state and government. He was first child of his father Jama Mohamed and mother Batula Abdiraxman (Rino).…