Wararka
Qaar ka mid ah wax garad-ka Puntland iyo Jubland oo ku shiray Amesfoort.
Qaar Ka mid ah Odyaasha ka soo Jeeda Deegaannada Puntland iyo Jubaland ayaa ku kullmay Maggaladda Amesfoort ee dhacda wadan ka Holland Gar'ahaan Gobolka Uttrech. Kullan kaas oo lagga hadlay arrimo dhawr ah ay ka mid yihiin, maamul u samaynta Jubaland,iyo arriamah Ammaan darida ku soo kor dhay deegaan…
Xildhibanad Sacdiya Carays ayaa lagu soo dhawayey Magalada Garowe (Daawo Sawiro )
Xildhibanad Sacdiyo Carays Ciise oo ka tirsan Xildhibanada Dowlada Federalka somalia ayaa siwayn loogu soo dhaweeyey Caasumada Puntladn ee Gorowe ayada o kullamo la qaadatay Madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa Golaha baarlamka iyo kuwa wasiirada.
Xildh Sacdiya Carays oo kullan Casho Sharaf iyo soo dhawayn ay u sameeyey BYD-Bosaso (Daawo Sawiro)
Xaflad Lagu Maamuzayo Soo Dhawaynta Xildhibanada Marwo Sacdiyo Abwaan Carays Ciise kaarshe ayaa ka dhacday Hoolka Wayn ee Amal Plaza ee Bosaso taas oo ay soo qabanqaabiyey Bulshada BYD —Bosaso.
Maamul u samaynta Jubooyinka oo lagu Hishiiye.
Shirka maamul u sameynta Jubooyinka ayaa la filayaa in todobaadka soo socda uu ka bilowdo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, halkaasoo ay gaari doonaan ergooyin ka kala socda deegaanada Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo.nkastoo uu dhowaanahan jiray khilaaf ku saabsanaa qaabka dhismaha maamulka…
Wasiirka arrimaha dibada oo kullan ka qayb galay magalada Afgooye,
Kullan ballaaran oo ay ka qeybgaleen hay'adaha Ammaanka Qaranka iyo mas'uuliyiinta maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose ayadoo kulankaasina looga hadlayey ammaanka guud ee gobolkaasi iyo sida looga hortagi karo tacadiyo ay kooxo ku labisan…
Qaar ka mid ah Aqoon yahanadda Soomaaliyeed ee ku nool Holland oo baaq soo saaray.
duwan,waxay ka soo saareen baaq,baaqaas loo lagu taageeraayo maamula u samaynta Jubooyinka.
Catherine Ashton oo la kulatay Ra'isal wasaraha wadanka Jabuuti.
Wasiirka arrimaha dibada ee EU islaanta lagu magacaabo Catherine Ashton ayaa maantay la kulantay R/wasaraha dalka Djibouti Dileita Mohamed Dileita waxayna ka wada hadleen Qodobaa Hoose,
Labada Madaxweyne Turkey iyo Soomaliya oo kulmay.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga kulan kula qaatay madaxweynaha dowladda Turkiga iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dowladood. Kulankan maanta dhaxmaray labada madaxweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan dowlahada Soomaaliya…
Kullankii Golaha Wasiirada oo miisaaniyadda Sanadka 2013 ku ansixiyey..
Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayay uga doodeen arimo dhowr ah, iyagoona cod aqlabiyad ah ku ansixiyay miisaaniyadda xukuumadda ee sanadka 2013.
Garoon Cusub oo Muqdisho Laga bilaabay.(Sawirro)
Hadii aadan waligaa ka bixin dalka oo aad horay u daawan jirtay cayaaro dibada ah oo lagu cayaarayo garoomo caalami ah oo leh cows-ka Artifishal-ka, waxaa uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu kuugu bishaareynayaa in dhawaan aad cagahaaga dhigi doontid garoon leh cows-kaas oo dalkaaga hooyo lagaaga…
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa u an-ba-baxay Dalka Turky.
Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.