Ciyaaraha

Real Madrid dubatay Barcelona kuna guulaysatay koobka sare ee Spain.
Kooxda Real ayaa mar kale dhinacooda dhulka dhigtay kooxdii la loodin waayey ee Barcelona ka dib markii ay xalay lugtii labaad ee koobka sare ee dalka Spain oo ka dhacay magaalada Madrid ay 2-1 ku suuldaartay kooasoo ka dhigay tirsiga guud ee goolasha 4-4 balse ay sharciga loo yaqaan goolasha dibadda…
Xulka aduunka oo lagu dhawaaqay
FIFA waxey shaacisay oo abaalmarino la siiyay 11ka ciyaartoy ee xulka aduunka laga dhigi lahaa FIFA/FIFPro, World XI waxaana laga soo xulay 50,000 ciyaartoy professional ah waxaana loogu yeeraa "dream team" waxaa nasiib u yeeshay iney ka mid noqdaan xulka aduunka Iker Casillas (Spain) oo goolhayaha…
Dharbaaxsho kulul oo ku dhacday Arsenal.
LONDON (CIYAARO)–Andy Carroll ayaa madaxa ugu dhaliyay Newcastle 1-0 ay kaga badisay Arsenal, guushaasoo u ah tii ugu horyesay oo ay ka helaan Arsenal mudo 5 sano ah horyaalka Premier League.
Torres oo ku farxashay Chelsea.
LONDON(CIYAARO)– Weeraryahanka reer Spain Fernando Torres ayaa u dhaliyay Liverpool 2-0 ay kaga adkaadeen kooxda hogaanka horyaalka Premier League ku fadhida ee Chelsea taasoo ay ku casumeen Anfield.