Special Reports

Waa Su'aale Awrtablaw maxay idin latahay?
Maxay idinla tahay? waxaa iga gudoontaan salaan sharaf badan marka hore tan kale arintan aan ka hadlaayo waa arin aad u fudud haddii dadkeenu uusan ahayn dad madax adag ama wax garad ahayn, mana filayo inay yihiin marka waxaan filayaa inay arintu ku xiran tahay qof walba siduu wax u arko.
Xaarxaar Online oo akhris tayaasheeda leh "Ciid Mubaarak"
Waxaan dhamaan umada Islaamka ah gaar haan umada Somaliyeed uga baryeynaa Ilaahay in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsanaa ay joogteeyeen Bishii Ramadaan, Ilaahay waxaan ka baryeynaa in dhamaanteen nagawada xoreeyo Cadaabta albaabada Janada noo furo, Aamin, Aamin.
Baaq iyo Canbaarayn ka timid Beesha Yuusuf Daarood(Awrtable)
Beesha Yuusuf Daarood(Awrtable) oo ka mid ah Beelaha ugu faca weyn Deegaanka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo waxaa layaab iyo fajiciso ku noqotay kadib markii ay soo bandhigeen Maamulka Puntland Shax muujinaysa qaabka loogu qaybiyay Beelaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.
QAYLO DHAAN ABAAREED DEGDEG AH
Gudiga jaaliyada dibada ee beesha ayaa waxay qaylo dhaan abaareed ka soo saareen xaalad abaaro aad udaran oo ka jirta deegaananada ay beeshu ku noo shahay.
Shirkii, Telekonfaransiga ee Xubnaha Beesha Gudaha iyo Dibada
Waxaa malintii axada taariikhduna aheyd May 31 2009 qadka talefoonka wadahadal ku dhexmaray qaar ka mid waxgaradka beesha ku dhaqan gudaha iyo dibada waxaana looga hadalay xaalada guud arimaha beesha, wadanka, afooyinka aabraha dalka ka jira iyo umuuro kale oo ku aadan arimaha beesha ku dhaqan dalka…