Maqaallada

"Riyadii Rumowday"by: SAHRA QORANE CUMAR
Qof kasta oo ku nool amase ku soo barbaaray meel uusan burbur, dhibaato, dil, qax iyo baahiba aysan ka jirin, wax baddan kama dareemi karo baahida wax akhris ee ay qabaan dadka ku dhashay ama se ku soo barbaaray waddan intaas iyo in kabadan oo dhib ah ku soo jiray muddo dheer.
Waayo-waayo iyo taariikh xiise leh.
Waa abaarihii Sanadkii 1972 magaalladu waa Caasimadii Bilicsaneyd ee Xamar, xaafaduhu waa Waaberi & Hodan, Dugsiguna waa Dugsi markaas cusub oo hal sano uun dhisan waa Dugsiga 21 oktoobar oo la furay sannadkii 1971 waxaana dhisay ururka Midowga yurub sida uu u dhisay 15 May & General Daaud ba.
DIMOQARAADIYADA ISLAAMKA.
Dadka dhahay dimoqaraadiyadda Islaamka ayaan ku dhaqmaynaa wax aayad ah iyo xadiis midna uma haystaan. Waxaan markii ugu horraysay ka maqlay mas'uuoliyiinta ummadda reer Puntland in ay samaysteen diin cuusb oo la dhaho dimoqaraadiyada Islaamka ama slamic democracy oo 41 qodob ay ka soo qaateen diinta…
GABADH ALLE KA CABSATAY ALLENA CISEEYEY (qiso dhab)
Waxaa la sheegay in uu nin guursaday gabadh aad u qurux badan aad buu u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo kale si uu u raadsado maciishad iyo biil reerkiisu ku noolaado. Intii aanu ka bixitimin reerkiisii waxaa uu doonay cid uu…
Sh. Fu'ad Shangole
Fu’aad Shangole yaa ka mudan Xilka Ra’iisul Wasaaraha?
Marka dib loogu laabto jiritaanka Dowlada Soomaaliya ee hadda dhisan waxa ka dhex muuqda raggii ugu tunka weynaa dagaaladii lagu hoobtay ee bilowgooda ahaa aas aaskii Maxkamadihii Shareecada balse isbadal ayaa dhacay oo waa la kala jeestay.