Featured

2
Dal Qura
http://www.youtube.com/watch?v=MsKWZLDJatc
Ogaysiis Muhiin ah. Soo dhawaynta Xildhibaan Da'ud ee Minneapolis
Waxaa dhamaan qurba joogta reer Minneapolis Minnesota, Wisconsin, Iowa iyo nawaaxigeeda lagu wargeliyaa inay si sharafi ku dheehan tahay uga soo qaybgalaan Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan Da'ud Abdikarim Sh Cumer oo safar balaaran ku maraya Minneapolis iyo nawaaxigeeda, Maalinta Axada Bisha September…
Xildhibaan Da’ud Abdikarim oo Maraykanka booqasho ku Maraya
Daa'uud Abdikariim Sheikh Omer oo ah xildhibaan katirsan DFKM ayaa booqosho kusoo gaaray dalka North America waa markii oogu horaysay oo masulku safar kuyimid dalka Maraykan xildhibanka ayaa kasoo dagay magaalada Boston MA waxa uuna mari donaa gobolo badan oo dalka maraykanka kamid ah.
Rotterdam oo ku guulaysatey koobkii HAF TOURNAMENT 2009
Malintii axada ayaa waxaa lasoo gaban gabeeyay ciyaaraha Koobka HIRDA AFT 2009 oo ka soconayay wadanka Nederland Gaar ahaan garoonka Sports Hallen Amsterdam Zuid ciyarahaas oo ay soo qabanqabisay Hay'ada HIRDO ee fadhigeedu yahay magaalada Amsterdam, koobkan sidiisaba waxaa la bilaabay sanadkii 2005m…
Somalia iyo Dhacdooyinkii 2009
Waa Barnaamij gaar ah oo ay idaacadda VOA ka diyaarisay dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa sanadka 2009 ee soo maray Somalia.
Audacity of hope and the forces of destructions.
Thursday, December 3, 2009 "AKA" Somali 9/11 as painful as it came to be, it was supposed to be a day of joy and the beginning of new life for young professions that were graduating unfortunately, the never ending battle of goodness and evil had shape this day to mark it otherwise and showed the two…
Dr. Mohamed dhagawayne oo aan kawaraysanay Tariikhdii Cali Farturo
Waxaan fursad qaali ah u helnay Dr. Mohammed Adam Dhagawayne oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka, magalada Boston oo warbixin iyo waryasiba naga siiyey taarikh nolola leedkii Marxuum Cali Xasan Cali Barduuro oo ka mid ahaa halgamaayshii ururkii dhalinyarada ee SYL 1943.
Taariikh Kooban Abaan Cabdulle Husseen Samaysane
Abdulle Husseen Samaysane waxa uu ahaa aftahan gabyaa ah, oo diinta iyo taariikhda labadaba caalim ku ahaa, deegaankiisuna ahaa gobollada Mudug iyo Nugaal. Maalin ayaa qolo ay xidid, xigaalo iyo Darisba ahaayeen daraawiishti Sayid Mohamed Cabdulle Xassan madaxda u ahaa xoolo ka dhaceen.
Meherkii Edil iyo Darbane
Maanta oo taariikhdu tahay October 23, 2009 ayaa waxa ka dhacay magalada Boston ee wadanka maraykanka xaflad nikaax oo si qurux badan loosoo diyaariyay.