Shir uu hogaaminayey Xildhiman Da'ud oo kadhacay Nairobi + Sawiro

Wednesday April 14, 2010 - 09:42:09
0 Comments
4694
Super Admin
March 28, 2010 Ayaa Waxaa Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya A Kulan Ay Isugu Yimaadeen Beesha Yusuf Daarood Kaaso Ay Kasoo Qeyb Galeen Aqoonyahanno, Culumaa'udiin Iyo Waxagarad. Kulankaas Oo Uu Hogaamina Yey Xildhibaan Da' ud Cabdikariim Sh. Cumar. Shirkaaso Lagaga Hadlayey Waxqabadka Iyo Danta Beesha.

Dadkii Halkaa Isugu Yimid Ayaa Waxaa Kamid Ahaa: Sheekh Maxamed Cali Faarax, Maxamed Yuusuf Shuluco, Cali Maxamed Axmed, Profesor Xuseen Cabdi Maxamed, Siciid C/Risaaq Sh. Nuur, C/Risaaq Xaashi, Clahi Faarax Aadan, Daahir Cabdi Axmed, C/Shakuur Aadan Axmed Xasan, Cali Maxamed Axmed, Maxamed C/Rashiid Cali, C/Qaadir Maxamed Cabdulle, Boorow Maxamed, C/Rashiid Cabdi Maxamed, Axmed Maxamed Muse, Maxamed C/Laahi, Maxamed Jaamac Cabdulle Gaabo, Boqoljirow, Saleebaan, Dhagax Tuur, Daahir Wariiri, Axmed Carab, Bagaaje Cumar Jira Iyo Dad Badan Oo Aanan Magacy Adooda Halkan Kusoo Koobi Karin.

 

Dhamaan wax garadkaan ayaa kulankooda ku Falanqeeyey arimaha waxtarka u ah Belwaynta YD sida  Dhaqaalaha Iyo Danaha guud ee Beesha. Arimahaas oo sifiican looga hadli doona  Shir 2aad oo lasykugu  Wadaman doonana oo dhici doona  April 18, 2010.

 

Daawo Sawirada

 

 

 

Kala soco wixii kasoo kordha arimahaan Shabakada wararka ee XaarXaar Online

Wixii macluumaad ah fadlan noogu soo hagaaji maamulka@xaarxaar.com

Related Items


Leave a comment