Ogaysiis Muhiin ah. Soo dhawaynta Xildhibaan Da'ud ee Minneapolis

Saturday September 04, 2010 - 06:16:10
0 Comments
1374
Super Admin
Waxaa dhamaan qurba joogta reer Minneapolis Minnesota, Wisconsin, Iowa iyo nawaaxigeeda lagu wargeliyaa inay si sharafi ku dheehan tahay uga soo qaybgalaan Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan Da’ud Abdikarim Sh Cumer oo safar balaaran ku maraya Minneapolis iyo nawaaxigeeda, Maalinta Axada Bisha September 12, 2010 3:00pm @ hall MOgdhisho, allaha kadhigo kulan wanaagsan

Hoolka shirka waxa uu ku yaal labada wado Cedar Ave iyo Lake st Meesha ay iska jaraan Muqdisho Mall.

Related Items


Leave a comment