Prof Faarax Dahir oo casumaad qado sharaf ha kahelay Moyar-ka gobalka California

Wednesday September 29, 2010 - 10:47:32
2 Comments
7198
Super Admin
Prof. Faarax Dahir Sheikh-Noor oo ah Panorama City Neighborhoor Council ayaa martiqaad qado sharaf ka helay Mayor ka Los Angeles, Antonio Villaraigosa, isbuucii hore ee taariikhdu ahayd Wednesday September 22.

Xalfadaan ayaa Mayor Antonio qabtaa sanad walba isago ku casumo raga markaas ugu cad cad siyaasada Gobalka California. xalfadaana waxay ahayd (Sixth Annual Mayors' Luncheon Featuring Mayor Antonio Villaraigosa) waana markii ugu horaysay ee Prof. Faarax Dahir uu qayb galo xalfadaan tan iyo markii uu utartamay jagada wasiirka waxbarashada ee gobalka California bilawgii sanadkan.

Related Items

Comments


Leave a comment