war deg deg ah oo hada naga soo garay wadanka yemen

Friday October 08, 2010 - 20:16:32
0 Comments
2684
Super Admin
shirar ayaamahaan uga socday madaxda puntland iyo wadanka yemen oo guul ku soo dhamaday;

waxaa maalmahan danbe shirar goos goos ah ay ka socdeen wadanka yemen shirgaas oo ay ka wada xaajoonayeen madaxda puntland iyo wadanka yemen ;

shirgaas ka dib ayaa mantay waxa gurigisa ku marti qaday madaxwaynihi hore ee somaliaMudane Cabdulahi yusuf iyo wafdi uga yimid dibada oo ay kuli ahaayeen reer puntland kuna kala nool wadanka dibadiisa ayagoo la kulmay madaxwaynaha puntland iyo wafdigiisa shirkaas oo u dhacay si habsami ah ayaa waxaa ka soo baxay qodobo aad u mihiim san ku waas oo aha sida tan

1 in laga shaqeeyo amaanka puntland iyo somalia

2 in shir deg deg ah uu qabto madaxwayne faroole oo ay ka soo qaybgalaan dhamaan umada reer puntland

aqoon yahano isimo siyaasiyiin iyo haweenba

3 in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto dagaalada beeleedyada soo noq noqday arintana ay la

wareegto maamulka puntland

4 in la xoojiyo xiriirka puntland iyo fedaraalka

Wixii war ah oo danbe kala xariir Isha wararka

burtinletimes

Related Items


Leave a comment