Booqashada Dr.Dhagacase ee Boston iyo Xarunta Caafimaadka ee Magalada G/kacyo

Friday October 22, 2010 - 11:34:34
0 Comments
3276
Super Admin
Doctor-ka wayn ee Somaliyeed Dr. Dhagacade oo booqasho kuyimid waqooyiga America ayaa dadaal wayn ugu jira wax kaqabashada adeega caafimaad ee kajira somalia. Dr-ka oo maraya qaar kammid ah gobalada USA ayaa waxaa uu doonayaa ummada somaliyeed ay gacan wayn ka gesytaan kaalmada adeega caafimaad ayagoo u horaya maamkooda iyo wakhtigoodaba si Somaliya loo badbaadiyo. hadaba hadii aad kusugantahay Boston Kasoo qayb gal munaasabadaan oo taageer qorshaha hufan ee Dr. Dhagacade masuuliyada iska saaray...


Related Items


Leave a comment