Burtinle: kulan kii kowad ee Odayashii ka tagay Burtinle iyo kuwa Maygaagle

Sunday December 05, 2010 - 10:37:33
1 Comments
2192
Super Admin
kulan kii kowad ee Odayashii ka tagay Burtinle iyo kuwa Maygaagle ayaa furmay ayada oo la isa hor fariistay ayaa la isku bartay gogosho loona balan san yahay in uu kulan ku qabsomo wada xaajoodiiku mar kale maalmaha inagu soo aadan ee ay ugu horeyso bari

Odayasha dhanka Burtinle oo uu hogaaminayo Suldaan Maxamed Axmed C/le "Suldaan Burtinle" ayaa gaaray deegaankaa mudo ka hor ayaga oo u tagay wada xaajoodyo kala duwan oo ay la yeeshaan Ciidamo ka socda Wadanka ethoipia oo ayagu gacanta ku hayey dad iyo xoolo loo haystay rabshado dhacay awgood iyo in ay la kulmaan Odayaal dhaqameed ka soo jeeda Buuhoodle oo ay ka dhex jirtay labda Beelood xurguf dagal aan wayneen

Suldaanka oo ay ku weheliyaan Nabadoono badan Kulamdiisa wafti ahaaneed ayaa waxaa ay ku guuleysteen sii dayntii xoolaha iyo nimankii u xirnaa Ciidanka ka amar qaata Maamulka somalida ee Itobiya ,

Waxaa hada la filaya ain ay so doo kale guul ka soo hoyiyaan nabada ay isku xir saareen in ay dhex dhigaan beelaha walalaha ah ee burtinle iyo Buuhoodle kuwaas oo la filayo in war bixin ka soo baxaan waqtiyada nagu soo aadan

C/lahi Axmed Burtinletimes Online

Related Items

Comments


Leave a comment