Tacsi: Marxumad Xaawo Maxamed geelle ayaa ku geeryootay Magalada Bosaso

Thursday December 16, 2010 - 11:15:55
0 Comments
2625
Super Admin
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicoon Marxumad Xaawo Maxamed geelle ayaa ku geeryootay Magalada Bosaso

Dhammaandadka hoos ku qoran waxay halkaan Tacsi uga dirayaan Ehelkii iyo qoysaskiiay ka geeriyootay MarxumadXaawo Maxamed Geele oo Ku geeriyooday MagaaladaBoosaso Manta oo Taariikhdu ahaydDec 15, 2010.. Waxaan Allah uga Baryeynaa Marxuumada inuu kawaraabiyo Janatul Firdawsa Eheladii iyo qaraabadiiaygeeryootayna uu samir iyo Iiman Kasiiyo. Aamin..


Waxaa Tacsidaan iyo Wada Jir ah udiraya.
Ugaas Cumar Geele Maxamed
Abdisalan geele Maxamed
C/risaq Mohamed haasan
C/risaq jaamac Yare
Jamilo Geele Mohamed
C/nuur Cisman Ahmed
Hooyo Maryam Maxamed Jaamac
Madiino Axmed Xassan
Ruqiyo Maxamed yuusf
maryam geelle Mohamed
Saacad Indhomadow
Axmed Daahir Faarax
Halimo geelle mohamed
Khadar Daahir Kaarshe
Muhannad Abdigani Geele
Xaasan Kuliye
Maxamed Axmed Xaasan
Saciid Gowgowle
Ali C/laahi Faarax
C/nuur C/salan geelle
DHaman Reer Geelle
Iyo Dhamaanta Asxaab iyo Qaraabo Badan oo halkaan lagusoo koobi karin Magacyadooda. ayaa dhamaan wada Leh"Inaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajuxun" waxaayna alle wayne ooga baryanaa Marxuumada in uu cafis iyo maqfiro siiyo kana waraabiyo biyaha janada fardowsa.. Ilahaw Aamin.

Related Items


Leave a comment