Tacsi: Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun

Thursday December 23, 2010 - 11:54:20
0 Comments
2711
Super Admin
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicoon Marxuum Cali Aadan Cali Seed ayaa ku geeryoday Magalada Burinle

Dhammaandadka hoos ku qoran waxay halkaan Tacsi uga dirayaan Ehelkii iyo qoysaskii uu Ka geeryooday Cali Aadan Cali Seed oo Ku geeriyooday Magaalada Burtinle Manta oo Taariikhdu ahayd Dec 23, 2010.. Waxaan Allah uga Baryeynaa Marxuumka inuu kawaraabiyo Janatul Firdawsa Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodayna uu samir iyo Iiman Kasiiyo. Aamin..


Waxaa Tacsidaan iyo Wada Jir ah udiraya.

1.Ugaas Cumar Geelle Mohamed
2.Suldaan Mohamed Ahmed Abdile
3.Nabadoon Ali Geelle Mohamed
4.Nabadon Ahmed Muunin Cumar
5.
Nabadon Cali Faarax Cali Seed
6.Nabadon C/khaliif Mohamed Aadan
7.
Nabadon Maxamed Xaaji Mohamoud
8.
Nabadon Mohamed Aadan yuusuf
9.
Nabadon Ciise Dhagay
10.Nabadon Mohmed Ahmed Dhuun yare
11.
Nabadon Bashiir Saabuun Cu
12.Faarax Aadan Cali
Iyo Dhamaanta Asxaab iyo Qaraabo Badan oo halkaan lagusoo koobi karin Magacyadooda. ayaa dhamaan wada Leh"Inaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajuxun" waxaayna alle wayne ooga baryanaa Marxuumka in uu cafis iyo maqfiro siiyo kana waraabiyo biyaha janada fardowsa.. Ilahaw Aamin.

Related Items


Leave a comment