BTS: Xildhibano baarlamka oo Raisalwaraha ka dalbaday in uu yimada baarlamka Hortiisa si uu warbixin uga bixiyo Shirkada Shisheeye

Wednesday December 29, 2010 - 11:20:38
0 Comments
988
Super Admin
Xildhibaano ka tirsan Baaralamka oo badan ayaa ka codasaday Gudoomiyah Baalamanka in Raisalwasare farmajo hor yimado.

Xildhibaadan oo gaaraya 48 mudane ayaa mooshin ka dhan ah Shirkadaha shiisheye ayaa sheegey inay doonayaan inay raysalwasaraha doonayaan inay wax ka weydiiyaan arrimahaasi shirkada ku aadan.

Xildhibaanadan ayaa sheegey inay inuu raysalwasaruhu waxba ka ogeyn arrimahaasi,waxaana ay sheegeen inuu heshiishkaasi ka horeyey raysalwasaraha dawlada kmg ah & xukumadiisa.

Waxaa mudanayaashani sheegeen inay aad ula dhacsan yihiin in wax badan laga ogaado qaabka heshiisha loola galay heshiisyadaasi,waxaana ay sheegeen inaysan u dulqaadan doonin in shirkado lala galo heshiiskaasi.

Xildhibaadan ayaa ku doodaya inaysan aamin karin heshiiska lala galay shirkadaha dawlada isla markaasna waxay sheegeen inay dhibaato shirkadahaasi ka geysan doonaan soomaaliya

Related Items


Leave a comment