Tahniyad Aroos : Hambayo "Nabadoon Cali Geele Mohamed

Friday January 07, 2011 - 10:32:26
2 Comments
3141
Super Admin
Hambalyo Aroos " Nabadoon Cali Geele Maxamed Kanec
Waxaan halkaan Tahniyad Aroos looga Dirayaa Nabadoon Cali Geelle Maxamed oo Xalay 6-1-2011 ku aqal galay Magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal

Tahniyada Waxaa Diraya:

Nabadoonada BYD ee Burtinle
DHamaan Reer Geelle Mohmed
Maamulka Dagmada Burtinle
Xildhibaanada Dagmada burtinle
Bahda Warbaahinta BTS Online
Ganacsatada Reer Burtinle ee Bosaso
iyo bulshada Badan oo aan halka lagu kobi karin

Waxaa lee nahay Gurigee Nabada iyo Barwaaqada ee lagu raysto allah ha ka dhigo Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano iyo Guri barwaaqo ee gogol lagu nasto leh allah ha ka dhigo

Ogaysiis Muhiim: Hambalyadaada ku dir Commentiga Hoose adoo buux buuxinayo Meelaha loogu tala galay"
Fududayn" hadii aad doonayso in aad u hambalyeyso Nabadonka waxad kala xirir karta khadka telephneka
ee tell:25290796678 ama 25266754555
Mahadsanid


Related Items

Comments


Leave a comment