BTS: Sawiro Jaamacada ugu da'da Wayn puntland EAU Bosaso "Daawo"

Monday January 17, 2011 - 19:31:57
0 Comments
4021
Super Admin
Sawirada Jaamacada bariga Africa Waxaa noo Fududeeyey East Africa University Group oo ah Group siwayn ula shaqeeya Jaamacada kuna leh Boga facebook qayb Chat oo balaar laguna Magacaabo EAST AFRICA STUDENT UNION EAU STUDENT UNION

Jaamac Bariga Africa Kulliyada Shareeca iyo Qaybta Maamulka

Bus Macalimiinta Jaamacada

Bakinka Jaamacda iyo Baabuurta Ardayda iyo Maclmiinta

White House Jaamacda ahna Kulliyada Waxbarashada iyo Kulliyada IT

Gudoomiha Jaamacda iyo Arday ka mid ah Jaamacda qalin jabin

Gudoomiyaha Jaamacada iyo groupka Laanta Facebook Jaamacada

Mid ka mid ah Xafiis yada maamulka Jaamacada

Fadlan ka dhiibo Commetiga

Muhannad Abdigani geelle

Leston Belle BTS Online

Related Items


Leave a comment