Tahniyad Aroos

Friday February 11, 2011 - 09:45:36
0 Comments
3059
Super Admin
Dhamaan dadkaan hoos ku xusan waxay tahniyad kal iyo laab leh ay u dirayaan Boqorka iyo Boqrada Libaaxa iyo Lixaada Arooska iyo Aroosada ee kala ah: Mudane Ibraahim Axmed Ciid iyo Faiza A. Barre oo ku aqal galay magaaladda Bosaso ee dalka Somalia taariikhda markay aheyd 11 bishaan Febr 2011.
1.Reer Ahmed Ciid
2.Dhaman Ardayda jamacada EAU -Bosaso
3.Dhamaan Bahda Warbahinta BTS Online
4.Dhaman Maamulka Gobolka
5. Osman Ahmed Sacid
6.Mudane Faaris
7.Maxamed Xusen Bile
8.prof Faysal
9.Muhannad Abdigani Gele
10.Abdifatax Ahmed Ciid
11.khaalid yare
12. iyo dadbadan oo aan halkaan lagu so kobi karin

Dhamaan Waaridiinta, Ehelka, Qaraabada, Asxaabta iyo Dhamaan Reer Bosaso oo dhan oo Halkaan lagu soo koobi karin Magacyadoda ayaa Tahniyad iyo Farxad u diraya Lamaanaha, Waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu kayeelo qoys isku wara oo awaalad Baari ah kala hela. Ilaahaw Aamin

Amiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Related Items


Leave a comment