Tahniyad dhalasho

Wednesday February 16, 2011 - 23:59:40
0 Comments
1671
Super Admin
Waxaa magalada Lodon ee cariga Uk Gabar ugu dhalatay, MoHamed abdisalan muse Sawnax( Qalcad) Iyo Hodan Abdulaahi Husein, Taariikhdu Markay ahayd 7-1-2011 Gabadhaas oo lo baxshay Rayan waxaan lee nahay soo barbaar Noqo Tii Dalkeeda Dadkeeda Diinteeda anfacada Aamin Aaamin

dhamaan Asxaabta waxay tahaniyada aan la soo koobi karin hawada u soomarinayaan Hodan Iyo mohamed

Related Items


Leave a comment