General Maxamed Xuseen Da’ud ‘’Xiirane’’ Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London+Sawiro

Sunday April 03, 2011 - 15:55:19
3 Comments
3386
Super Admin
G.Xiirane.Dr.Cunaye.UgaasCumar
G.Xiirane.Dr.Cunaye.UgaasCumar

GENERAL MAXAMED XUSEEN DAA’UUD ‘’XIIRANE’’ OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA LONDON

Waxaa galabta loogu qabtey magaalada London gaar ahaan xaafada Southall xaflad lagu soo dhaweynayay Jeneraal Maxamed Xuseen Daa’uud oo loo yaqaan ‘’Gen.Xiirane’’ oo booqasho gaaban ku soo gaarey dalka Ingiriiiska.

Xaflada waxaa ka soo qayb galey islamarkaana hadalo soo dhaweyn ah ka jeediyay Ugaas Cumar Geelle Maxamed, Odey Cali Cabdulle Ismaaciil ‘’Cali Caymis’’, Dr.Cabdiraxmaan Cunaaye, Marwo Xaliimo Saalax Beer, Marwo Fadumo Maxamed Muumin iyo Marwo Fawsiya Cabdulaahi Nuur Xirsi

Jeneraal Xiirane ayaa kaga mahadceliyay dadkii soo qaban qaabiyay iyo kuwii ka soo qayb galeyba.

Jeneraal Maxamed Xuseen Daa’uud waxa u degan yahay dalka Mareykanka,wuxuu ku sii jeedaa dalka Soomaaliya todobaadka soo socda hadii Allah idmo, xaflada waxay ku soo dhamaatey sidii loogu talagaley .

Sidoo kale waxaa Xafladaas soo Dhaweeyey Dhamaan Umada somaliyeed Gar ahaan Beesha YD Oo Ku kala Nool Dunida dacaladeeda Sida, Jaliyada Finland ,Norway, Nederland,Sweden,America,Africa ,Iyo waliba Asia Dhamaan Dadkaas oo U Mahad Celiyey Jaaliyada reer Uk Fir fircoonida ay Samaynayaan Iyo Shirarka Is daba jooga ah .

W/D: CILMI JAAMAC XIRSI ‘’DHAGAWEYNE’’

London

Related Items

Comments


Leave a comment