Tahniyad aroos oo ka dhacaday wadanka Nederland:

Sunday May 08, 2011 - 18:24:35
0 Comments
1990
Super Admin
Tahniyad aroos oo loo diraayo lamaanaha kala ah Shugri Xassan Nuur Abdullahi Xassan nuur oo arooskoodu ka dhacay wadanka Nederland waxaan lee nahay wiil iyo caano gabar iyo caano Noqda kuwa kala hela Ubad Khayr qaba iskuna waara,Aaaamin aamin Dadka tahniyada diraaya oo kala ah .
1> hooyo faaduma xasan
2> aabe nuur xasan
3> hooyo caasho
4 >c//hi nuur xasan iyo xaaskiisa faaduma
5> salaado nuur xasan iyo xaajigeeda keese iyo caruurtooda
6> saciido nuur xasan iyo xaajigeeda yuusufiyo caruurtooda
7> c/di nuur xasan iyo xaaskiisa farxiya
8 >xasan nuur xasan
9> shukri nuur
10> c//naasir xaaji maxamuud xaashi (ceerow )
11> xaliimo sacdiyo c//l farax

12> ibraahim c//le faarax
13> naciimo c//hi cali
14>faadumo c//hi yaanyo
15> maryan c//hi
16> maxamed fiyaad
17 >sahro omar xasan iyo xaajigeeda canshuur
18 >najmo ---------
19 >fartuun----------
20 >zakariye--------
21 >huseen---------
22 >qaalid--------------
waxaay hanbalyo u diraayaan arooska iyo aroosada oo kala ah shukri nuur xasan iyo c//lhi nuur xasan ( shiine) oo aqlgalkooda ka dhacay dalka Nederland waxaana idin leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano

Related Items


Leave a comment