Mohamud Abdulle Ismail (Gaanbaco) oo xalay ku geeriyooday Magalada Burtinle

Wednesday June 01, 2011 - 13:24:02
7 Comments
4545
Super Admin
Mohamud Abdulle Ismail (Gaanbaco) oo xalay ku geeriyooday Magalada Burtinle

Waxaana Halkan Tacsi Ugu Diraynaa Eheladdii iyo Asxaabtii uu Marxuumka ka geeriyooday Samir iyo iimaan ilaahay ha ka Siiyo.

dhamaan waxaa Halkaan Tacsi Uga diarayaa Jaaliyadaha Yusuf Daarood kala ah, Uk .Holland.America. Australia.Sweden.Finland.Norway.Denmark iyo qaar kale oo badan . waaxayna marxuumka Uga baryayaan In Ilahay jannatul fardawsa ka waraabiyo Aaaamin aaaamin

Related Items

Comments


Leave a comment