Shaafi Saalax iyo Ayaan Bashiir oo wiil ugu dhashay Sweden, loona baxshay Abdimalik

Sunday July 17, 2011 - 06:01:40
0 Comments
2668
Super Admin
Waxaa halkan Hambalyo iyo Bogaadin loo marinayaa Shaafici Saalax Nurcade iyo Ayaan Bashiir Xabiib Sh. Nuur oo wiil ugu dhashay Wadanka Sweden taariikhdu markay ahayd June 27, 2011. Wiilkaas waxaa loo baxshay Abdimalik Shafic Saalax. Waxaan Ilaahay ugu baeyeynaa inuu kayeelo midkii anfaca walaalidkiis, dadkiisa iyo diintiisa. AMIIN, AMIIN
Waxaan halkaan Tahniyadaan kadiraya ehel iyo qaraabo badan oo daafaha aduunka kala jooga.

Related Items


Leave a comment