Nabadoon Yusuf Gaani oo ku geeriyooday Dagmada Burtinle, Puntland

Thursday July 21, 2011 - 07:53:33
3 Comments
1667
Super Admin
"INAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJCUUN"

Waxaa Halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Nabadoon Yuusuf Gaani Mohamed oo shalay oo Arbaco ahayd July 20, 2011 ku geeriyooday Dagmada Burtinle.

Waxaa ALLAH uga baryeynaa Marxuumka inuu Janatul firdawsa ka waraabiyo, dhamaan Ehelka iyo Qaraabadauu ka tagayna uu samir iyo imaana kasiiyo. Ilaahaw Amin.

Geeridu waa XAQ oo qof walba oo nool sugaysa, aan uwada sahay qaadano si aan Janno ku kasbano naarna uga wada badbaadno,

Ehelada iyo Qarabaada Tacsiyeynaya magacayadooa dib ayaan kasoo galinaynaa...

Related Items

Comments


Leave a comment