Tahniyad Meher oo ka dhcaday wadanka somalia

Tuesday August 23, 2011 - 02:58:45
2 Comments
2668
Super Admin
Waxaan halkaan Tahniyad meher oo kal iyo laab ah uga hanbalyenaa mudane Saciid C/kariim Sheekh Omar iyo Murwo Taqwa Muuse Sheekh Mohammed oo meher koodu ka dhacay magaalo madaxda somalia ee mugadishu/xamar 21 08/11 iyagoo lamaanuhu ku nool yihiin dalka Natherland/holland,Waxaa kala diraya tahiniyada dadkan hoos ku xusan.
PROf.Abdirahman abdulle (jaabir)
DR .Ismail adan ismail
DR .Burhaan adan omar
DR .Mohammed adan dhagawayne
DR .Saiid aaden gows
Prof..Ali nuur hussiendu'aalle
.Abbdikariim hirsi arab
.Abdullahi xagale
.Dhuh jama ganni
.Ayaan jama ganni
.Ayaan mohammed yusuf
.Shukri bashiir
.Maryan sheekh farah
.Abdifitah mohammed yusuf
.Saacid indhamadow
.mohammed hassan kulmiye
.Burhan abdirahman awsaid
.Qamar yuusuf hassan
.Hodman mohammed ahmed(ina dhoobaale)
.Abdihakim mohammed jamac(qadar yare)
.Abdiwahid hassain farah
.Fatah ahmed du'aalle
.Mohannad haad gelle
.Mohammed nuur ibrahib kulmiye
.Abdulahi ahmed adan( budhug)
.Abdirashid hassain hussien
.Hodan hassain awsaid
.Omar yusuf hamarey
.Issa adan gafaa


dhaman dadkaan oo kala jooga dunida daca ladeedaiyo asxaabta facebookgroups aayokatalis waxay leeyin noqda qoyskii isku waara oo kala hela alowlaad saalix ah oo xufaad ah
family faraxsan mudane saiid iyo murwo taqwa amiin amiin amiin
Sidoo Kale waxaa ayagunaHanbalyo taa la mid ah u diraya
Bahda war baahinta burtinletimes Iyo xaarxaarOnline,Waxay lee yihiin isku waara oo kala hela ubad khayr qaba Aaamin Aaamin............ Cidallaale cidii u diraysa Hanbalyo, waxaa si xushmad ku jirto aan ugu sheegaynaa In ay hoos ku soo qori karaan Comments Ka ayagoo ku soo qoraya magacooda oo Sedexan meesha uu joogo iyo waliba E-mailkiisa
waa mahadsan tihiin.

Related Items

Comments


Leave a comment