Sawiro Cusub oo naga soo gaaray Masjidka Xaarxaar

Thursday May 28, 2009 - 12:08:21
0 Comments
19165
Super Admin
Waxaa nasoo gaaray Sawiro cusub oo laga soo qaaday dhismayasha Masjidka iyo Schoolka ee Magaalada Xaarxaar. Mashruuca Dhismayaashaan waxaa uu ku dhawyahay gab-gaabo,Hadii ay jiraan cid rabta in ay wax ku darsadaan halasoo xiriiraan Maamulka si aan ugu xirno hawlwadeenada Mashruuca. walaalaha ku hawlan iyo intii sadaqo labaxdayba Allah haka abaal siiyo Aamiin.
 


  


 

Related Items


Leave a comment