C/raxmaan Faroole oo Canbaarayn Ujeediyay Xarakada Al Shabaab Qaraxii Muqdishana Ku Tilmaamay masiibo Qaran

Wednesday October 05, 2011 - 19:29:14
0 Comments
1156
Super Admin
Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Shiikh Ma'ed Ayaa Shir,Jaraa,id ku Qabtay Caasimada Puntland Garoowe Waxaa Uu Ku Sheegay Qarixii Shalay Inuu Ahaa musiibo Qaran oo Soo gaartay Bulshada Soomaaliya.

C/Raxmaan Maxamed (Faroole) madaxweynaha Puntland ayaa sheegay Dowladiisa in Cambaareeyneeso Weerarkii shaley ka dhacay Maagalada Muqdisho, waxana uu Carabka Ku Dhuftay In Qaraxaas in uu mujinaayo In Xarakada Al-Shabaab aysan Dan Kala Hayn Shacabka Soomaaliyeed Isagoona ku Tilmaamay Kuwii ka Dambeeyay In Aysan Dooyneenin Hormarka Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay In Qaraxaas ay ku Dhinteen 70-Qof Dad Kor U Dhaafaya150-kalena ay ku dhaawacmeen in Puntland iyo shacabka ku Nool Puntlanba Labadaba In Ay Ka Xanuunsadeen Canbaareyna Ay u Jeedinayaa Al-shabaab.

Waxa uu Madaxweynaha Puntland uu Tilmaamay In weerarkaasi uu muujinayo Dhibaatada soo kordhaysa ee ka imanaysa Wax uu Ku Sheegay In Ay Yihiin Kooxo Magaca diinta Hugan ee ka dagaalamaya Dalka Soomaaliya.

Waxa ugu dambeen ugu baaqay shacabka Puntland inay ka Digtoonaadaan weeraro la mid ah kuwii shaley Lagu Qaaday Ex Xarutii Hargaha Iyo Zaamaha Mid La Mid ah In lagu soo Qaado Waa Suu hadalka U Digay Madaxweyne Faroole.

Hadalka CRaxmaan Sh.Max'ed Madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu ku Soo Aadayaa Xili Beesha Caalamka Ay Canbaareeyeen Weerarka Xarakada Al Shabaab Ay Shalay Labeegsadeen Xarun Wasaarado Fara Badan Kuyaaleen Horayna Loo Oranjiray Xarunta Hargaha iyo Zaamaha Ee Dowladii Hore Somaaliya.

Burtiletimes@hotmail.com

Related Items


Leave a comment