Tacsi; Marxuum; abdullaahi Abshir Cali wayrax oo ku geeriyooday waddanka Sucuudiga Gar- ahaan Jidda

Saturday October 08, 2011 - 01:46:03
2 Comments
3705
Super Admin
Dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee Jooga Dunida Dacaladeeda waxay tacsi u dirayaan reer Abshir Caliwayrax, Geeridii Naxadinta lahayd ee ku timid Marxuum. Abdullahi Abshir oo ahaa nin aqoon yahan ah Isla markaasna ahaa Shaqsi- shaqooyin badan ka soo qabtay waddanka Soomaaliya, Haddana in muddo ahna ka shaqayn jiray Waddanka Sucuudiga gar- ahaan Magaladda Jidda,Marxuum Abdullahi Waxay ahayd shaqadiisii ugu danbaysay Bankiga Islamka asga oo shaqadaas bilaabay 1978 dhamaadkeedii.

Sidoo kale Bahadda Burtinletimes waxay tacsi taa la mid ah u diraysaa Dhamaan reer Abshir Caliwaydarax Inaa lilaahi waa innaa ileehi raajicuun Ilahay naxariistiisa haka waraabiyo aaaaaaaaaamin aamin

Waxaan ku war galinyaa Cid kasta oo rabta in ay tacsi dirtaa, waxay Ku soo Diri kartaa Qaybta hoose ee

Comment waxaan ku dadaalaynaa in aan anaguna aan idin ka gaarsiino waa mahadsan tihiin.

Related Items

Comments


Leave a comment