Hanbalyo Dhalasho farxad leh ....

Thursday October 13, 2011 - 16:35:48
0 Comments
3338
Super Admin
Hanbalyo; Ahmed Mohamed Aden iyo Fatumo Abdirahman daahir oo gabar ugu dhalatay wadanka Nederland gar-ahaan Magalada Dordrecht taariikhdu markay ku beegnayd 11-10-2011, Gabadhaas oo loo baxshay Sumeya Ahmed Mohamed,Dhamaan Asxaabta Ahmed iyo faatumo waxay Hanbalyo kal iyo laab ah u dirayaan Dhalashada Sumeya iyo waaldiinta Ahmed iyo Fatumo, waxay lee yihiin Sumeya Soo bar baar Noqo tii Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteeda anfacda Hadaanu nahay bahda Burtinletimes, waxaan leenahay Aaaamin aaamin Angaguna taa mid la mid ah ban diraynaa.. Dadka Hanbalyada.

1 Hooyo Saynab jimcale wacdaan

2 Hooyo Xalimo saciid shire

3 AabeAbdirahman daahir

4 Deeqo maxamaed aden

5 Fosiyo maxamaed aden

6 Abdi maxamed aden

7 Keyze maxamed aden

8 Fartuun maxamed aden

9 Ubax abdulaahi xaji

10 Abdiwahaab abdulahi xaji

10 Musti axmed maxamed

12 Cagil comar jimcaale

13 Xalimo warsame

14 Abdi farax aden

15 Amino macawoos

16 Maxamed saciid xassan

17 Amaal abdi farax

18 Amun abdi farax

19 Dauud abdi farax

20 Abshiro abdi xuseen

21 Maxamuud sanay

22 Farax maxamed abdulahi

23 Adiqadir abdirahman

24 mxamed abdirahman

25 axmad abdirahman

26 Huthan abdirahman

27 Mxubo abdirahman

28 Adikariin abokar

29 Ridwaan abokar

30 Sciid abokar

31 maxamuud cawil

32 Kaamil Husein cidi libaax

33 mulki Abdulaahi iyo Saygeeda Mohamuud iyocaruurtooda

34 Ayaan Abdulaahi

35 Hoyo Aamino salax

36 Khadar Yusuf xaraare iyo Xaaskisa

37 Idiris Ali Cumar iyo Xaaskiisa Raaxo Cadeey

38 Huriye Abdullahi iyo xaaskiisa

39 AbdihakimAli ismail

40 Abdirahman Abdulkadir islaanka

41 Axmeey iyo marwadiisa marwo

Dhamaan dadkaas oo kala jooga Dunida dacaladeeda waxay Lee yihiin Sumeya Soo Bar baar Noqo Tii lagu Anfaco

Aaaamin Aaaaaamin

Waxaan dhamaan dadka u diaraya hanablyo waxaan u sheegayna Si xushmad ku jirto In ay ugu soo diraan,

Hoos ama Comment Isaga oo qof kasta Magacisa saxda iyo meesha uu joogo iyo waliba E-mailkisa

Hadaanu nahay Maamulka Burtinletimes waxaan Balan ku qadaynaa in aanidiinfududayno,wana mahadsan tihiin dhamaan meel kasta oo aad Dunida ka joogtaan.

Maamulka Burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment