Shir Lagu Doortay Guddi ay yeesheen Beesha YD D/Burtinle

Tuesday June 02, 2009 - 19:41:34
0 Comments
1315
Super Admin
Shir Lagu Doortay Guddi ay yeesheen Beesha YD (Awrtable) Laanta Dagmada Burtinle

Shirka ay isugu yimaadeen Odayaasha beesha YD ayaa waxaa lagu dooray guddi ka kooban 9(Sagaal Xubnood) oo isugu jira Nabadoono ,Samadoono iyo Culimo .

Guddiga ayaa loo doortay in ay ka shaqeeyaan xaalada guud ee beesha ayaga oo go,aamada ay gaaraan hor dhigidoona ugu dambeynta Isimada oo ayagu leh gudoonka ugu dambeeya ee go'aanka la qaadanayo..

Isimada Beesha

Ugaas Cumar Geelle Maxamed Kaneec
Suldaan Maxamed Axmed Cabdille
Guddiga La doortay

Nabadoon Axmed Muumin Cumar                     Gudoomiye/afhayeen
Nabadoon Cali Geelle Maxamed                       Gudoomiye ku xigeen
Nabadoon Cali Faarax Cali                                Xubin
Nabadoon Axmed Aadan Yeey                          Xubin
Nabadoon Maxamed Xaaji Maxamud                Xubin 
Nabadoon Ciise Maxamud Maxamed                Xubin
Nabadoon C/khaliif Maxamed Aadan                Xubin
Samadoon Faarax Xassan C/rixmaan               Xubin
Shiikh C/risaaq Saabuun                                  Xubin               

Mahamed Xaad

Mxaad@xaarxaar.com                                                                                                

Related Items


Leave a comment