Tacsi: Inaa Lilaahi waa inaa ileehi raajicuun

Wednesday November 02, 2011 - 18:41:19
2 Comments
2529
Super Admin

Nabadoon Shiikh Cali Awsaid Awxassan oo maantay ku geeriyooday waddanka somalia gaar-ah-ahaan Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudud. Marxuumka ayaa ayaantaan Jiro la daristay Ka dibna uu u geeriyooday maantay bacdal Duhurmarkii markii ay ahayd Sida ay noo xaqiijiyeen Goob jooga yaal ku sugan Gobolka.

Inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun ilahay ha u naxariisto,Nabadoonka ayaa ku jiri jiray gudiga nabad galyada Gobolka mudug in mudo ah kana soo shaqeeyey ku wada noolaanshaha dadka walalaha ee Gobolka dagan. Runtii waxaa la oran karaa wuxuu ahaa nin Diinta, Dadka,Dalka, Iyo waliba deegaankaba u adeegi jiray Ebe ha u raxmee Marxuumka.

Waxaan Ilahay uga baryeynaa Janatul fardawso inuu geeyo, Ehelkiisa Qaraabadiisa iyo waliba Umada Soomaaliyeed ba ilahay samir iyo iimaan haka siiyo,Shiikhna ilahay qabriga ha u nuuro Aaamin aamin.

Dadka Tacsida Diraya

Nabadoon Ahmed Mohamed dhuun yare

Nabadoon Ahmed nuur Mohamed cali

Nabadoon Aadan Ahmed salah (adan gafaa)

Nabadoon aden cumar aden (aden xiir)

Nabadoon Ahmed Muumin Cumar

Eng; Cumar Abdulle (Cumar dheere)

Mohamed Xaashi

Mohamuud xaashi

Eng,daa'uud Abukar

Haaruun Bari bari

Dr,Ahmed shiikh Farax

Xassan shiikh mohamuud

Khaliif cali cumar

Mohamuud Cali madoobe

Dhamaan dadkaas iyo qaar kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxay tacsi u dirayaan dhamaan-

reer cali Aw-said iyo waliba Reer galkacyood oo uu ka baxay galabtay Oday wax badan u qaban jiray ilahay ajar haka siiyo booskii uu kaga jiray kaalinta nabadana ilahay ha u buuxsho.

Tacsi taa la mid ah waxaa dirayaa dhaman shaqalaha webka Burtinletimes meel kastoo ay joogaan Dunida Dacaladeeda,waxay lee yihiin ilahay samir iyo iimaan ha-naga-wada-siiyo aamin aamin.

Cidii Rabta in ay tacsi dirto ku soo dir E-mail kaan si deg deg loogu Gasho.

Buurtinletimes@gmail.com

Related Items

Comments


Leave a comment