Tubta toosan iyo tilaaboonyinka Dhulka Meeraysane

Friday March 16, 2012 - 20:57:38
1 Comments
2398
Super Admin
Tubta toosan iyo tilaaboonyinka Dhulka Meeraysane ku tilaabsanayaan

Sida ay wada ogsoon yihiin bulshada meeraysane state waxay muujiyeen mudooyinkii dambe tilaabooyin muujinya tub wanagsan oo tilmaamaysa horaysocod loo fahmi karo wax qabad bilow leh.

ka dib markii la aasaasay sannadadii tagay Groupka Meeraysane State (Aaayo ka Talis) waxaa dhiiranaan muujiyey bulshda meeryasane si ay u muujiyaan wax qabad ayaga oo waraysiyo iyo warbixino joogaa la sameeyey Bulshda bannanka iyo gudaha.

Taas waxay sababtay in groupku ku guulaystay la hadal dhamaan bulshada bananka taas oo sababtay tubta toosan ee lagu bilaabay shaqooyin afka ahaa oo ay ka mid ahay Qodida Ceel biyood, dhismaha Hospital ayada oo taas ahayd riyo ramaynteeda malayn karin.

hase ahaatee isla waqti yar waxaa guul noqday si dagdag ah bilowga hopsitalka oo dadka badankiisa la ahayd mid dhabteeda shaki kaga jiray , shakigaas oo uu sabsab u ahaa balanqaadoyo hore oo joogo ahaan jiray kuwaas oo aan dhaafin mudada lagu wada hadlayo.

sida xaqiiqda mahad ha ka gaarto cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgalin hospitalka deganka xaaraxaar si qaas ah bulshda Reer meeraysane ee UK , waa hirgalay waana uu idlaaday ayada oo hada ay mesha ka baxday shakigii wax lama qaban karo ee bulshda dhex yaalay.

Hada oo la joogo waxaa taagay Qodida Ceelka ayada oo bilowgiisi jiro ee ka qayb qaadashadiisa iyo hor u socodka maamul wanaaga deegaanku yahay muqadas ma tahay mid mudan in looga daydo Hospitalka heerkiisa si loo dareemo wax qabad .

ka qayb qata dhamantin adiga oo eegaya hormarka iyo hogaanka deegaan si loo helo adegyada iyo howl karnimo .

Muhannad AbdiganiUgaas Gele

Puntland

Related Items

Comments


Leave a comment