Tahniyad Aroos: Mohamed Hersi iyo Ayan Kilimbe oo ku aqalgalay Magaalada Boston

Sunday May 26, 2013 - 07:57:47
0 Comments
1521
Super Admin

Waxaan halkaan Tahniyad kal iyo laab ah ugu diraynaaa Mohamed Hersi Wasame (Carab) iyo Ayan Mohamed Yusuf (Kilimbe) oo Maherkooda iyo aqalgalkoodu ka dhacay Magalada Boston ee Gobalka Massachusetts, ee Cariga Maraykanka maanta oo Taariikhdu ahayd May 25, 2013.

Waxaan Allah ugu baryeynaa inuu aqalgalkoodu ka yeelo mid ay ku liibaan oo Awlaad Saciid Allah Kusiiyo. Ameen.

Waxaa jira Axsaab iyo qaraabo badan oo aanan halkaan kusoo koobi karin magacyadooda oo lamaanaha gaarsiinaya Tahniyad iyo Duco, waxaan leenahay Ilaahay ha u aqbalo......

Related Items


Leave a comment