Isku aadka koobka kooxa Yurub ee 2013/2014 oo lashaaciyey

Saturday August 31, 2013 - 18:36:03
0 Comments
2124
Super Admin
Isku aadka wareega group-yada Champions League ee qaaradda Yurub ayaa lagu dhawaaqay kadib munaasabad lagu qabtay magaalada Monaco iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh oo la sugi la' yahay.

Kooxaha ku jira ciyaaraha ka tirsan koobka horyaalka Qaaradda Yurub ayaa waxay isugu aadi doonaan sidan;

Group A:Man United; Shakhtar Donestk; Bayer Leverkusen; Real Sociedad

Group B:Real Madrid; Juventus; Galatasaray; FC Copenhagen

Group C:Benfica; PSG; Olympiakos; Anderlecht

Group D:Bayern Munich; CSKA Moskva; Manchester City; Victoria Plzen

Group E:Chelsea; Schalke; FC Basel; Steaue Buchrest

Group F:Arsenal, Marsielle; Borussia Dortmund; Napoli

Group G:Porto; Atletico Madrid; Fc Zenit; Austria Wein

Group H:Barcelona, AC Milan; Ajax; Celtic

Is araga wareega koowaad ayaa bilaamaya Sept 17, 2013

Related Items


Leave a comment