Faa'iidada ay leedahay aayada Quraanka ee AAYATUL KURSIGA,

Friday December 27, 2013 - 02:14:29
0 Comments
9871
Super Admin
FAAIIDADA AYATUL KURSI

Qisadaan waxeey kadhacday United state waxayna aheet gabadh maleysian ah waxeey aheed gabadh edab badan oo is asturta waxeey ushaqeyn jirtay qolo american ah habeenki ayayna kasoo bixi jirtay shaqada

Habeen habeenada kamid ah ayay shaqadii kuyara daahday waxeyna aheeyd xili dambo, jidka aymaresayna waxuu ahaa cidlo markaaseey cabsi dareentay markay waxyar socotay ayay waxeey aragtay nin cadaan(white American)ahoo geed ku nasanaayo markaaseey aad u cabsatay balse waxeey qalbigeeda kutiri oo maxuu iga qaadi kara hadaan Allah talo saarto oon kamagan galo misna waxeey aqrisatay AYATUL KURSI ilaa ay gurigeeda kagaaresay,kadib nabad ayay gurigeeda kutagtay oo Alla magan galiyayo badbaadiyay.

Subaxdii dambo ayaa ayadoo joornaal aqrisaneyso ayay waxey ku aragtay jidkii aay habeenki mareysay oo gabadh lagu kufsada wuxuuna ahaay isla ninki aay meesha kumartay qofka waxa kufsaday 10daqiiqo kahor markeey mesha martay.

Waxeey aaday saldiga police ka oo waxeey ashakeysay oo kumaraq furtay ninkii waxaana laogaaday ninka inuu ahaa Rapist dhab ah markaa ayaay kacod satay police in ninka looso bixiyo si aay uyara suaasho waana laga ogolaaday,marki loosobixiyay ninkii ayay waydiisay sababta uu kudaafay ayada uu u fara xumeeyn waayay ayadoo kaligeed aheeyt lakiin ninki wuxuu ugu jawaabay maya oo kaliga maadan aheen waayo waxaa labada dhinac kaasocday laba nino xoog badan wayo hadaad kaligaa ahaan laheeyd iga ma adan baxsateen.markaaseey naxday oo uxamdi naqday Raxmaanka oo ogaatay inuu kumagan galiyay Ayatul kursigeey aqrisatay Allahu Akbar.:

XASUUSO ALLAH SI UU ADNA KUU XASUUSTO!
Source:QuruxdaGabdhahaWaaHijabka

Related Items


Leave a comment