Daawo: Faysal Cali Warabe iyo siyasada somaliya maxa kala haysta?

Monday December 30, 2013 - 15:23:15
0 Comments
1005
Super Admin
Faysal Ali Waraabe oo kamid ah Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa waxaa lawaydiiyey Su'aal ah inuu qaadan lahaa hadii Madaxwaynaha Somalia uu u magaacaabo Raisal Wasaaraha Somalia. Faysal oo ka jawaabaya su'aaha nala daawada.

BTS Online

Related Items


Leave a comment