Gudomiye ku xigenka 2aad ee Baarlamaka Puntland waxa ku guulaystay Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

Saturday January 04, 2014 - 15:21:35
0 Comments
1869
Super Admin
DOORASHA AFHAYEENKA BAARLAMAANKA PUNTLAND

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Wakiilada Puntland ayaa waxa uu noqonayaa hogaankii ugu dambeyey ee Baarlamka maanta loo qado codaynta taas oo uu ku guulaystay Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

Hada ayaa waxaan Hogaanka Noqday Wakiilada Puntland ee shanta sanno ee soo socota saddexda xildhibaan ee ka ah .

1-Gudomiye: Said Xassan Shire

2-G/kuxigen 1ad C/xamid C/salan ISe

3-G/kuxigen 2ad Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

Gudiga baarlamaanka ayaa laga rabaa hogaaminta ka sokow sida ay u maareeynayaan doorashada Madaxwaynaha Puntland oo dhacaysa 8 jan-2013 oo ay naga xigto muddo maalmo yar .

BTS Online


Related Items


Leave a comment