Daawo dhamaan Khubadihii Musharaxiinta u taagan Madaxwayne ay jeediyeen

Tuesday January 07, 2014 - 19:52:18
0 Comments
4462
Super Admin
Daawo dhamaan Khudbooyinkii kala duwanaa ee ay jeediyeen Musharaxiinta u tartamaya Jagada Madaxwayne ee Maamul Gobaleedka Puntland. Musharaxiintan oo tira ahaan dhammaa ilaa tobaneeyo ayaa mid walba waxaa uu soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aada sama bixinta iyo Hogaaminta Maamul gobaleed Puntland muda shanta sano ee soo socota.

Musharaxiintaan oo khudbooyinkoodu ay iska ag dhawaayeen ayaa hadana ku kala aragtid duwanaa qaabka loo soo celin doona gobalada ka maqan maamulka puntland oo haatan gacanta ugu jira maamulka goosashada ku dhawaaqay ee Somaliland.

Hoos ka daawo Khudbooyinkii Musharaxiinta oo uu fududeeyey TV caalamiga ah Somali Channel

Musharax Cali Haaji

Musharax Abdiwali Mohamed Gaas

Musharax Cali Abdulqadir Yusuf

Musharax Abdiwali Mohamud Gurey


Musharax Shire Haaji Farah

Musharax Mohamud Abdirahman Cuuke

Musharax Abdullahi Sacid Samatar


Musharax Mohamed Abdinur Xirsi

Musharax Abdidaahir Mohamed Yusuf Yeey

Musharac Ali Abdi Awaare

Musharax Abdirahman Mohamed Faroole


Burtinle times, Garawe

Related Items


Leave a comment